Allaha unaxriistee Waxaa Habeenkii Xalay Ahaa Degmada Baladxaawo Kooxda Alshabaab Ay Ku Gowraceen Nabadoon Dhaqane Qaasim, waxaayna Horey u Sii wateen Labo Wiil uu dhalay Nabadoon Dhaqane.
Nabadoonka Dhaqane waxuu kamid ahaa Nabadoonada Gobolka Gedo Aad Looga Jeclaa.
War hada naga soo garay Baladxaawo ayaa sheegaya in wiilasha uu dhalay Nabadoon Dhaqane Qaasim ee ay afduubeen Shabab in lasii daaayey.
Leave a Reply