Musharaxa doorashada madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Siciid cabdullaahi Deni oo maanta soo gaaray magaaladda Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa ka digay Faragalin uu sheegay in madaxweynaha talada hayee uu doonayo inuu ku sameeyo doorashada, waxaa kaloo sheegay inaan Khailaaf Dowlada Soomaliya iyo Shacabka Puntland u dhaxayn sababtoo ah Puntland waa Hooyadii Federaalka waxuuna Bulshada Puntland uga digay Beenta Cabdiwali Gaas uu ku marin habaabinaayo.
Waxaa kaloo Musharax Deni sheegay in Cabdiwali Gaas qabaa’ilkii Puntland madaxa isu galiyay arrimaha soo xulitaanka xildhibaanada ka mid noqonaya barlamaanka soo socda ee Puntland.
Leave a Reply