Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay Xaqiijisay in Jamhada Kornayl Caare soo weeraray Ceelafwayn taas oo xalay dagaal ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Jamcada Caare, Wasiirka ciyaaraha Soomaliland Boos Mire Maxamed oo kusugan ceel afwayn ayaa kwarbixyey sida wax udhaceen
Leave a Reply