Prof Maxamed Cumar Dalxa oo kamida Xildhibaanada dowlada Federaalka ee soomaliya ayaa waxuu ka hadlay Dhibaatada ay lee dahay 4.5 waxuuna ku sheeay in waxa Dalkan la Dagi waayay waxaa kow ka ah 4.5 saami qeybsiga siyaasadda somaliya ee dulmiga ku dhisan, mana ahan Mid la Aqbali Karo in sidaan kusii socoto.
Leave a Reply