Prof Maxamed Cumar Dalxa oo kamida Xildhibaanada dowlada Federaalka ee soomaliya ayaa waxuu ka hadlay Furitaankii Dhismaha Dekada Garacad ee gobolka Mudug taas oo kaqay galeen Wafti kasocda Xildhibanada Labada gole ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya iyo Madaxwaynaha Puntaland Cabdiwali Gaas, Salaadin Isimo, waxgarad iyo Marti Sharaf kale oo ka kala yimid Magaalada Muqdisho iyo Deegaanada Puntaland.
Xildhibaan Dalxa ayaa marka hore waxuu uga mahadceliyey Madaxda iyo Shacabka Puntland dadaalka wayn ay kudhisaayaan Dekada Garacad waxaa kaloo Xildhibaan Dalxa Sheegay “”Mar haddii Baarlamaankii Soomaliya joogo Garacad way idin la joogta dowladda Federaalka Somaliya waxauuna intaaskudaray haddii golaha wasiirrada Federaalka ku shireen Garoowe waxaan codsaneynaa Baarlamaanka inuu ku shiro Garacad”
Leave a Reply