Maxamed Cabdulaahi Jaamac oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa been abuur ku tilmaamay warar ay qoreen qaar kamid ah warbaahinta Soomaalida oo ahaa in deegaanka Kaxandhaale uu kadhacay dagaal
Maxamed ayaa tilmaamay in wararka noocaas oo kale ah ay yihiin kuwo colaad abuuri kara waxaana loo baahan yahay in beenta iyo isku dirka laga fogaado Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac oo ku sugan xarunta Daljir ee Caabudwaaq ayaa waraystay ugu horeyna waydiiyay xaaladda Kaxandhaale.
Leave a Reply