Mgaladaa jigjiga waxaa soo gaaray safiirka Dowlada Maraykanka u fadhiya dalka Itoobiya waxuuna kulan laqaatay Madaxwaynaha deegaanka Soomaliland Mustaf Cagjar asagoo kawada hadleen sidii Dowlada maraykanka uga qayb qaadan lahayn Horumarinta iyo Isbadalada kasocda deegaanka Soomalida.
Leave a Reply