Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo waxaa Geedka Cambaha Hoostiisa ka dhacay kulan albaabada u xiran yihiin oo looga arinsanaayey arimaha Amniga saxaafadana dibada kajoogtay waxaana shir Gudoominaayey Wasiirka Aminga Jubbaland Cabdirishiid Janan markuu kulankaas soo dhamaaday waxa Saxaafada u waramay Gudoomiyaha Degmada Doolow Iidle Xasan Cabdulaahi.
Leave a Reply