Dadka barakacyaasha ee ku nool degmada luuq gobolka Gedo ayaa waxaa soo wajahaday xaalad adag ee dhanka noolasha ah waxayna Dowlada Soomaliya, Hay’adaha Caalamiga iyo ummada Soomaliyeed ka codsadeen in gurmad dag daga lala soo gaaro.
hoos kadaawo warbixintii wariye Cabdinuur Shakiir
Leave a Reply