Kooxda argagixisada Al shabaab ayaa gabi ahaan cunuqabten saaray dhaq dhaqaaqii ganacsi iyo safaradii Baladxaawo iyagoo gadiid ku afduubay inta Dhuxaysa Baladxaawo iyo Doolow, Ciidamada Ayaa waxay bilaabeen weeraro shabaab looga sifaynayo deegaanada u dhow Baladxaawo ee Gobolka Gedo.
Leave a Reply