Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu ka horyimid kala diristii guddoomiye ku xigeenka 1aad Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Soomaliyeed ku sameeyey Gudigii Maaliyada ee Barlamaanka Soomaliya.
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Guddiga Maaliyadda la faray inay shaqadooda dib u bilaabaan, isla markaana ay soo dhameystiraan xisaab xirka 2017-ka iyo miisaaniyadda 2019-ka ka hor sanadka cusub.
Leave a Reply