Daaawo:Mahad Cawad oo Go’aano dildhigay Guddoomiye Mursal iyo Gudiga Maaliyada

cawad

Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa amar ku bixiyay in aan lagu shiri Karin Xarunta Guddiyada Golaha Shacabka inta uu jiro khilaafka ka dhashay mooshinkii Madaxweyne Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.