Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa Ciidamadii dhawaan Dowladda geysay Magalada Baydhabo iyo Ciidamada Amisom ay Xabsiga dhigeen Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo usharaxnaa Madaxwaynaha Maamulka Koonfurgalbeed kaas oo dowlada soomaliya horay ugu sheegtay inuusan Buuxin sharuudihii laga rabay Musharaxa Madaxwaynaha Koonfurgalbeed.
Leave a Reply