War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba shaqada laga joojiyay, isla markaana dalka laga mamnuucay inay kahowlgasho shirkadda Sahan Research, taasi oo ay ku socoto baaritaano xagga amniga.
Leave a Reply