Musharax Madaxwaynaha Puntland Cali Xaaji oo Kulan La Qaatay Bulshada Garoowe ayaa waxuu weerar ku qaaday Madaxwaynaha Puntland ee waqtigiisa dhamaaday Cabdiwali Gaas asagoo sheegay inuu Gaas ku fashilmay Hogaanka Puntland waxana uusan ka qaban kaabaha dhaqaalaha Puntland.
Leave a Reply