Daawo:Geedi oo Cilaamiyey Dagaal ka dhana Kooxda qaran Dumiska ah

mucarad

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Kulan looga soo horjeeday Mooshinkii fashilmay ee laga keenay Madaxweyne Farmaajo oo ay ka qeyb galeen Odayaasha Dhaqanka, Ugaasyo,waxgarad,Siyaasiyiin, dhalinyaro iyo Culumo.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladii Somaliya Cali Maxamed Geedi oo ka qaybgalay kulankii looga soo horjeeday mooshinka mdaxwayne Farmaajo ayaa waxuu sheegay in layska dhacsho dadka mucaaradka ku ah dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa kaloo Geedi sheegay Waxaan maalmahan maqlaayay Xaafadaha qaar hala qabsado, kacdoon hala sameeyo, jidadka hala xiro, dadka waxaas ku hadaaqaya waxaa la rabaa inay ka waantoobaan hadii kale dowlad iyo Shacab laguma aadee Guriga ayaa loogu tegayaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.