Aasiya Xareed warsame waa 3 Sano Jir uu haleelay Cudurka Kansarka kuna Nool Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, waalidiinta dhalay Aasiya oo meelo badan oo dalka Gudihiisa Geeyey waxna looga qaban waayey ayaa waxay ka codsadeen Ummada Muslimiinta ah inay ka qayb qaataan sidii gabadhaan 3 Sano jirka ah Caafimaad dalka dibadiisa ah loogu qaadi lahaa.
Fadlan kala Xariira Aabaha dhalay Gabadhaan Xareed Warsame Tel:
Leave a Reply