Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xariga ka jaray wadooyin laga Hirgiliyey Gabilay, Maayirka Magaalada Gabilay MAxmed Aamiin Maxamed Cabdi iyo Barasaabka Gabilay ayaa waxay uga warbixiyeen Madaxwaynaha Wadooyinkaan laga hirgaliyey Gabilay.
Leave a Reply