Xildhibaanad Khadiijo aadan Cabdi “Khadiijo Kuwayd”oo ah Xildhibaanad katirsan Baarlamaanka Jubbaland oo Magaalada Kismaayo Kasoo Masaafuriyey Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, Khadiijo oo loo soo masaafuriyey Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka warbixisay dhibaatada kajirta Magaalada Kismaayo.
Xildhibaanad Khadiijo Kuwayd ayaa waxay sheegtay in Dhibaato xun lagu hayo shacabka Jubbaland ee kusugan Magaalada Kismaayo waxaayna Dowlada Soomaliya ugu Baaqday inay usoo gurmato Shacabka iyo Xildhibaanada jubbaland ee Axmed madoob dil, dhac iyo handadaad ku hayo.
Leave a Reply