Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamida kooxda Damjadiid kuwaas oo dhunsaday Mushaarka shaqaalaha Rayidka iyo kan Ciidamada Soomaliya mudo ka badan 9 Bilood ayaa waxuu eedeyn usoo jeediyey Dowlada Soomaliya ee Hogaamiye Maxamed Cabdulaahi Farmaajo asagoo sheegay in uu Madaxwaynaha Burburinaayo Maamul Goboleedyada iyo inuu weeraro Siyaasiyiinta.
Kooxda Damjadiid ee xasan shiiq Hogaamiyo ayaa waxaa lagu xasuustaa dib dhac iyo Burbur ay geysteen qaranimada ummada Soomaliyeed waxayna hada u suxul duubayaan inay dib dhac kale u gaysteen qaranimada ummada Soomaliyeed.
Leave a Reply