Odayaal Iyo Waxgarad Kulan Ku Yeeshay Magaalada Baladwayne ayaa Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Ku Eedeeyay In Uu Hurinayo Dagaaal Beeleedyo waxayna Madaxda Sarre Hirshabeele ka codsadeen inay waxka qabtaan dhibaatada Yuusuf Dabageed ku hayo Bulshada Hiiraan in wax laga qabto.
Leave a Reply