Degmada Buurdhuubo waxaa ka dhacay dibad-bax looga soo horjeedo ficilada guracan ee kooxda Al-Shabaab waxaana bananbaxaas ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshad Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo oo ugu horeeyo Maamulka, Waxgarad, dhalinyarada iyo Haweenka.
Leave a Reply