Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay Qabashada Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta ee u dhaxeeya Dawlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.
Wasiir Khadiijo ayaa waxay sheegtay Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta ee u dhaxeeya Dawlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir oo laqaban lahaa Bishaan December dib loogu dhigay sanadka Soocda.
Leave a Reply