Wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Sabriye iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa safar ugu baxay Magaaladda Cadaado halkaas oo igu sii gudbi doonaan deegaanka kaaxandhaale si-ay qeyb uga qaataan joojinta colaadda halkaas ka socota.
Wasiirka ayaa dhanka kale ugu baaqay in si-sharuud la’aan ah lagu joojiyo dagaalka ka socdo deegaano hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan kaas u dhaxeeya beelo walaalo ah.
Wasiirka ayaana marka uu dib uga soo laabto Kaxandhaale sidda uu qorshuhu yahay tagi doona degmada Maxaas kana qeyb qaadan doona sidii lagu heshiin lahaa.
Leave a Reply