Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Ansaxinta Miisaaniyada Dowlada 2019 Uga Mahad Celiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaa kaloo wasiir Bayle sheegay inay Sharaf wayn utahay inaan Cid diiday ama ka aamustay Ansixda maaliyada aysan Jirin.
Leave a Reply