Siyaasiyiin Iyo aqoonyahano Maanta muqdisho ku kulmay ayaa ku baaqay in guud ahaan la joojiyo Colaada duleedka baladweyne ka taagan oo maleeshiyo beeleed u dhexeysa
Kulankan maanta muqdisho ka dhacay waxa ayku dalbadeen siyaasiyiinta iyo aqoon yahanaduba in shuruud la’aan lagu joojiyo dagaalkaas
Waxa ay ugu baaqeen odayaasha gobolka Hiiraan inaan Loo Kala harin hakinta Colaadaas Si bey yiraahdeen aan uga baaqsano Barakac iyo dhibaata kale oo gobolku uu dib ugu Laabto
Leave a Reply