Daawo:Bananbax wayn looga soo horjeedo Madaxwyane kuxigeenka Jubbaland ayaa kadhcay Garbaharay

GArbaharay

Banabaxa looga soo Horjeedo Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxuu ka dhacay Gobolka Gedo gaar aahan Magalada Garbaharay oo shalay soo gaaray dadkaan bananbaxa dhigaayey ayaa ku dhawaaqay erayo ka dhan maamulka Jubbaland iyo kuwa lagu taageerayo Dowlada soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.