Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Shirjaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Madaxda Dowladdaha Xubnaha Ka ah Dowladda dhexe ay ku heshiiyeen wadahadal lagu dhameeyo wixii lakala tabanayo .
Dhinaca kale Madaxweyne Deni ayaa sheegay In Dowladda Puntland ay Martigalinayso Shir looga wadahadlayo wixii tabasho ah oo dhici doona Bisha March ee Sannadkaan.
Leave a Reply