Baarlamanka Soomalia ayaa meel mariyay Heshiis Caafimaad oo u dhexeeyno Dowladda Turkiga iyo Soomalia
Heshiiskaan waxaa Baarlamanka Maanta ka hor qariyay Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Soomalia Xaawo Xasan Maxamed oo shegtay in uu ahmiyad weeyn u leeyahay Shacabka Soomaliyeed
Intaasi ka dib Baarlamanka ayaa u gudbay aqrinta 2aad ee sharcigga lagu dhisayo nidaamka Axsaabta badan oo hadda horyaalka Baarlamanka Soomalia
Inta badan muddooyinkii dambe dad Soomaaliyeed ayaa dhibaatooyin kala kulmayay aadista arrimaha caafimaadka dalka Turkiga.
Leave a Reply