Wali waxaa dalka soomaliya kajira abaar xun oo xoolihii iyo dadkii dhib badan ku haysa, hadaba qurbo joonta kasoo jeeda deegaanka Xingalool ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey dadka ku dhaqan deegaankaas iyadoo ay jirto baahi wayn oo loo qabo cuntada iyo biyahaba. Barasaabkii hore gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Tigay oo loo soo wakiishan deeqdaan ayaa dadka iyo madaxda Xingalool ku wareejiyey.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply