Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeeray xarumaha wasaaradaha Jubaland ee arrimahha gudaha, maaliyadda, Dalxiiska, kalluumaysiga, xanaanada xoolaha, Hawlaha Guud iyo Dastuurka, ayaa sheegay in yagleelidda qorsha shaqo oo dadka oo dhan u adeegaya uu muhiim u yahay mustaqbalka umadda Soomaaliyeed iyo wada shaqaynta dawladda federaalka iyo guud ahaan dawlad gobaleedyada xubnaha ka ah.
Leave a Reply