Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdi Fataax Aaqil ahna Xildhibaan ka tirsan dowlada federaalka ah soomaliya ayaa waxuu Axmed madoobe ku eedeyey inuu si bareera uga tagay Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi farmaajo Masawirkiisa.
Waxaa Kaloo Musharax cabdifitaax Axmed madoobe ku eedyey inuu Ra’iisalwasaare Khayre ugu yeeray Madaxwayaha soomaliya taas oo uudoonayey inuu Madaxda Dowlada iska horkeeno.
Musharxa ayaa ugu dambayntiii ka raali galiyey Madaxda iyo shacabka Soomaliyeed gafka uu ku kacay Hogaamiyaha fashilmay ee Axmed madoobe.
Leave a Reply