Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo xirey Shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Cusub ee Dowladda Puntland oo sadexdii maalmood ee ugu dambeysey ka socdey xarunta Wasaardda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga Ah ee Magaalada Garoowe.
Warmurtiyeed kasoo baxay Shirka Jihaynta siyaasadaXukumada Cusub ee Puntland ayaa waxaa Dowlada federaalka ee Soomaliya laga dalbaday in Wadahadalada udhexaaye Dowlada federaalka ah iyo Maamul goboleedka Soomaliland in Puntland qayb ka noqoto.
Leave a Reply