Ciidamada Badda Puntland ayaa Doon Jariif ah ka Soo Qabtay Xeebaha Deegaanka Xaafuun Gobolka Bari
Ciidanka Badda Puntland ayaa qabtay Doon Jariif ah oo ay saarnaayeen Kaluun fara badan oo laga xaalufiyay xeebaha Puntland.
Doontaasi ayaa laga lahaa wadanka Iran ,waxaana saarnaa shaqale ajanabi ah
Isku duwaha Wasaarada Kaluumaysiga Puntland Ee Gobolka Bari Ismaaciil Yusuuf Cali ayaa sheegay inaysan wadan doontan wax sharci ah oo ay bixisay wasaarada kaluumaysiga Pl oo u ogaalnaya inay ka kaluumaysato xeebaha Puntland.
Halkan ka dhagayso:
Leave a Reply