Madaxweyne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi “Carabeey” ayaa waxuu kormeer shaqo ku tagay Xarunta Cusub ee ururka Haweenka degmadda Caabudwaaq oo dhismihiisu marayo Heer Gabagabo.
Madaxwayne kuxigeenka Galmudug waxaa kormeerkiisa ku waheliyey Xildhibaano ka tirsan Galmudug, Maamulka Degmada Caabudwaaq iyo Madaxda Ururka Haweenka Degmada Caabudwaaq
Leave a Reply