Maamulka iyo Bulshada Rayidka ee Gobolka Gedo ayaa waxay Madaxda ugu sareysa Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ugu baaqeen inay Ciidamada kusugan Gobolka Gedo inay Helaan Xuquuqii ay Dowlada Soomaliya ugu talagashay Taas oo aysan helin Mudooyinkii dambe.
Leave a Reply