Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa Maanta ku dhawaaqay in Maalinta Axadda ah ee Toddobaadka soo socda Gobollada Somaliland laga oogi doono Salaad Roob-doon ah, maaddaama oo Raxmaadkii Alle dib u dhacay, Biyo la’aana ka jirto inta badan Degaannada Dalka.
Leave a Reply