Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmajo oo galabta boqollaal shacab ah kula hadlay Xarunta Degmada Warta Nabadda ayaa sheegay in askarigii dilka geystay caddaaladda la horgeyn doono.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply