Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Daah Furtay Wajiga Labaad ee Mashruuca Dib u dhiska Garoonka stadium mogadisho.
Wasiir Khadiijo ayaa warbixin waxay ka dhageysatay hay’ada gacanta ku haysa dhismaha garoonka Kubada Cagta ee Stadium Muqdisho kaas oo dhismo balaaran oo lacag badan ku cayso ay kusocoto.
Wasiir Dhalinyarada iyo cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxay bulshada Soomaliyeed ugu baaqday in laga qayb qaato dhismaha Stadium Muqdisho.
Leave a Reply