Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa kula kulmay Saraakiisha Ciidammada Booliiska, waxa uu kula dardaarmay in ay ilaaliyaan Amniga iyo Hantida Shacabka oo u sheegay Madaxweynuhu inay yihiin mudnaanta koowaad ee Dowladda.
Leave a Reply