Ururka Jaamacda Carabta ayaa waxay maanta Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejiyeen Afar Gadiidka gurmadka deg dega ah kuwaasoo wax ka badali doona Baahiyihii shacabka magaalada Muqdisho u qabeen.
Duqa Muqdisho ahna Gudomiyaha Gobolka Banaadir Injineer Yariisoow ayaa kaga mahadceliyay Ururka Jamacadda Carabta si wanagsan ee markasta taageerada ula garab taagan yihiin walaalahooda Soomaliyeed.
Magaalada Muqdisho waxaa kajiray Ambulance gaar loo lee yahay kuwaas oo dadka qaraxyada ku dhaawacma uqaadi jiray isbitaalada Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply