Daawo:Puntland oo kasoo horjeeda Soomaliya inay yeelato Hal Imtixaan oo Guud

puntland

Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxay kasoo horjeesteen qorshaha wasaarada Waxbarshada Soomliyeed ee ah inay Soomaliya ay yeelato Imtixaan Midaysan kaas oo meesha kasaaraya dhibaatada ay Ardayda Soomaliyeed ay ku qabeen waxbarshada.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaysan Puntland qaadanayn manhajka Midaynsan iyo Imtixaanka Guud ee laga qaadayo ardayda Soomaliyeed.

Maamulka Puntland ayaa waxay u eg yihiin kuwa Siyaasadaynaya ama dano gaara ka Goobaya Mustaqbalka aradayada Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.