Wararka naga soo gaaraya Muqdisho ayaa waxay sheegayaan Xaalada magaalada Muqdisho inay Dagan tahay ma jiro wax banaan baxyo ah oo illaa hadda dhacay.
Culumada, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta ayaa waxay Baaqyo u direen Shacabka muqdisho iyagoo uga digaya inaysan dhagaysan Siyaasiyiinta iyo shisheeyaha lacagta ku bixinaya Burburka Dalka Soomaliyeed.
Wararkeena dambe kala socoda warar dheeraad ah.
Leave a Reply