Coldoon oo Maanta Maxkamad kutaala Hargaysa lasoo taagay

coldon

Waxaa Maanta Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee ku taalla Magaalada Hargeysa la soo taagay Wariye Samafele Cabdi Maalik Muuse Coldoon kaasi  oo Ciidanka Booliska Somaliland ay ka soo xireen Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Gudoomiyaha maxkamadda Maroodijeex ayaa ciidankii soo qabtay Wariye Coldoon ku yiri dib ugu celiya gobolkiisii Togdheer.

Laba habeen kahor ayaa waxaa Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Ciidamada Booliska Soomaaliland ka soo xireen Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.