Booliiska Soomaliyee oo kaashanaya Maamulka Gobolka Banaadir iyo shacabka Soomaliyeed ayaa waxay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan Ilmo yar oo laga xaqaday Isbitaalka SOS ee Magaalada Muqdisho, waxaana gacanta lagu soo dhigay dadkii ka dambeeyey Xaditaankaa ilmahaan yar.
Leave a Reply