Wafdi Balaaran oo isugu Jira wasiiro iyo Ganacsato ka socota Dowlad Deegaanka Soomalida Itoobiya ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Berbera.
Waftigaan Soo gaaray Magaalada Berbera ayaa waxaa soo dhaweeyey Gudoomiyaha Maamulka iyo Ganacsatada Magaalada Berbera.
Leave a Reply