Ciidammada Booliska ayaa Xabsiga u taxaabay 31 haween ah oo Saaka isugu soo baxay Magaalada Hargeysa, si ay Xukuumadda Somaliland, Hay’adaha gargaarka iyo Beesha Caalamka uga codsadaan in gacan laga siiyo sidii Carruurtooda oo Gacanta ugu jirta Kooxaha wax Tahriibiya ee Waddanka Liibiya looga siidayn lahaa.
Leave a Reply