Sarakiil iyo Askar ka tirsanaa Alshabaab ayaa mudooyinkii dambe isku soo dhiibay qaybaha kale duwan ee Ciidamada Xooga Dalka gaar ahaana qaybtan 43aad ee Degaanada Jubbooyinka iyo Gobalka Gedo, Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Shiiq Maxamed Xuseen Isaaq Alqaadi ayaa ka warbaxshay Firxadka Alshabaab iyo Hawlgalo ay wadaan Ciidanka Xooga dalka Soomaliya.
Leave a Reply