Laba Caruur ah ayaa la sheegay in ay ka soo dhaceen dabaqa 4aad guri ku yaala magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka waxaana socda baaritaan la xariira sababta ay ilmahaan ay daaqada uga soo dhaceen
Ciidamada boliiska Maraykanka ayaa su’aalo waydiinaya hooyadii ilmaha dhashay.
Leave a Reply