Musharaxa Jubbaland Sheekh Daahir oo kahor yimid Go’aankii Gudiga Doorashada Jubbaland

shiiqdaahir

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Sheekh Daahir Ahmed Cabdulaahi ayaa waxuu ka hadlay dhibaatada shacabka Jubbaland Axmed madoobe iyo kooxdiisa ku hayaan iyo Fowdada gudiga Doorashada Jubbaland ee Axmed madoobe Magacawday.

Sheekh Daahir ayaa sheegay inaan la aqbali doonin in xulista baarlamaanka Jubaland laga dhigo Sadax xubnood oo midii larabo lagala baxo, ma aqabali doono in shacabka Jubbaland Caburin iyo Caga Juglayn lagu hayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.